Wararka Soomaalida6 years ago
Shir looga arinsanayo xal u helida Barakacayaasha oo Muqdisho ka furmay
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta Magaalada Mhqdisho ka daah-furay Waaxda Xal u helidda Barakacayaasha ku dhibaataysan Gobolka Banaadir iyo...