Wararka Soomaalida6 years ago
Soomaaliland oo war ka soo saartay xayiraadii laga qaaday Xoolaha
Maamulka Soomaaliland ayaa Dowladda Sacuudi Carabiya ugu hanjabay in xoolaha laga dhoofiyo Dekadda Magaalada Berbera aysan mowsimka Xajka ee sanadkan u diri doonin Sucuudiga. Go’aanka ayey...