Wararka Soomaalida6 years ago
Soomaaliya oo ka mid noqotay saxiixa heshiiska QM ee Xuquuqda Naafada+Sawiro
Soomaaliya ayaa ku biirta saxiixa ka mid noqoshada QM ee xuquuqda Naafada ka dib markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo maanta uu saxiixay heshiiskaas....