Community5 years ago
URUR LA YIRAAHDO WAALID OO MINNEAPOLIS LAGU DAAH FURAY
Guddomiyaha Ururka cusub ee loogu magac daray Waalid Mudane Abdirizak Alibos ayaa maanta ku daah-furay Ururka Waalid (Waalid Organization) magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota. Munaasabadda maanta...