Wararka Soomaalida6 years ago
Wafdi ka socda Dowladda federaalka oo loo diiday in ay ka degaan Garowe
Wafdigan loo diiday in ay ka degaan Magaalada Garowe ee Maamulka Puntland isla markaana ka socda Dowladda Dhexe ee Soomaaliya ayaa waxaa hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda...