Wararka Soomaalida6 years ago
Wafdi ka socda UNka oo kulan la qaatay Madaxweyne ku xugeenka Soomaaliland Daawo Sawirada
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa barnaamijka maamul daadejinta dawladaha hoose ee UN-JPLG Mr. Paul Simkin,kulankan ayaa...