Somali News5 years ago
Wariye Cabdirisaaq Catoosh oo shaqada Laanta af-Soomaaliga ee BBC ku soo laabanaya
Wariye Cabdirisaaq Catoosh ayaa 1-da bisha Oktobar, 2019, dib ugu soo laaban doono laanta af-Sooomaaliga ee BBC. Wariye Catoosh ayaa muddo sannad ah fasax ku maqnaa....