Wararka Soomaalida6 years ago
Wasaaradda waxbarashada oo shaacin doonta natiijadii Imtixaanka
Cabdullaahi Goodax Barre wasiirka waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in caawa markii saacada soo gaarto 10:00 fiidnimo xiliga Geeska Africa...