Wararka Soomaalida6 years ago
Wasiir arima dibadeed hore oo ku geeriyooday Qaraxii Muqdisho
Wasiirkii hore ee arimaha dibadda ee Soomaaliya Xuseen Ceelaabe Faahiye ayaa maanta ku geeriyooday Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Daljirka Dahsoon ee Degmada Boondheere. Marxuum...