Wararka Soomaalida6 years ago
Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta oo cambaareeyey fal dhowaan ay ku kaceen Ciidanka Kenya(Akhriso)
Wasiirka Wasaaradda Boostada,Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada Soomaaliha Cabdi Canshuur ayaa si adag u cambaareeyey talaabadii dhowaan Ciidanka Kenya ay ku bur buriyeen Xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Soomaaliyeed ee...