Wararka Soomaalida6 years ago
Wasiirka Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga ufadhiya Soomaaliya
Wasiirka wasaaarada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ahna Xildhibaan ka mid ah Golaha shacabka Xamsa Saciid xamsa ayaa maanta la kulmay Safiirka Turkiga...