Wararka Soomaalida6 years ago
Wufuud kala duwan oo ku qulqulaysa Garowe iyo Wafdi uu hogaaminayo Cabdi Xaashi oo gaaray Daawo Sawirada
Magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland ayaa laga soo bilaabo shalay iyo maantuba waxaa si xowli ah ugu qulqulaya Wufuud kala duwan oo iskuuga jirta Soomaali...