Wararka Soomaalida6 years ago
Xulka kubadda Cagta dalka Qadar oo ku guulaystay Koobka Asian Cup
Xulka Kubadda Cagta ee dalka Qadar ayaa caawa si layaab leh uga guuleestay Koobka Asian Cup, kadib markii guul daro xanuun badan dhabarka u saariyeen xulka Japan...