Wararka Soomaalida6 years ago
Xuska maalinta 15 May oo laga xusay guudnahaan Soomaaliya
Guud ahaan dalka Soomaaliya ayaa waxaa siweyn looga xusay 15 May oo ah maalin ku weyn umadda Soomaaliyeed. Deegaanada Maamulada Puntland,Koonfur Galbeed,Hirshabelle,Jubbaland iyo Galmudug maalintan oo...