Goobta Xafladaha lagu dhigo ee Sahal ee ku taala inta u dhaxaysa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde iyo KM4 ee magaalada Muqdisho ayaa galabta waxaa Muxaadaro...
Waxaa maanta Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ku geeriyooday Xildhibaan Xasan Maxamed Axmed (Xasan Garaad) oo ka mid ahaa Golaha Baarlamanka Galmudug. Xildhibaan Xasan Garaad ayaa...
Waxaa goordhow la soo gaba gabeeyey Bakhtiijinta Dabkii Caawa ka kacay qayb ka mid ah Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ka dibna ku faafay qaybo ka...
Waxaa Suuqa weyn Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho isku gedaamay Ciidanka amaanka ee Gobolka Banaadir ka dib markii Caawa fiidkii Suuqaas qayb ka mid ah uu ka...
Dabkii gaystay Khasaaraha Maaliyadeed ee caawa ka kacay Suuqa Weyn ee Bakaaraha ayaa hadda waxaa lagu howlanyahay sidii loo daminlahaa. Dabkan oo ka soo bilowday Suuqa...
Waxaa soo xoogaystay Dabkii Caawa ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho wuxuuna ku fiday Bakhaaro horleh iyadoo uu soo baabi,iyey Bakhaaro iyo Carwooyin...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) iyo Gudoomiyaha Baarkamanka ee Maamulkaas Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa galabta Xarigga ka jaray xarunta Radio Koonfur...
War hadda ku soo dhacay Xafiiska Wararka Wargayska Tusmotimes ayaa sheegaya in Dab uu ka kacay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Dabkan ayaa waxaa uu qabsaday...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta magacaabay Gudiga dib uraadinta Hantida Qaranka ee ku maqan dalalka caalamka. Gudigaan oo ka kooban 11...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) iyo qaar ka mid ah xubnaha Baarlamanka Maamulkaas iyo Salaadiin ayaa maanta booqasho ku tagay Degmada Baraawe...