Hooyo Soomaaliyeed oo la xiray, wiil ay dhashay oo mayd ahna laga helay gaarigeeda Sagal A. Hussein oo ah hooyo Soomaaliyeed oo 25-jir ah oo degen...
AK Hassan oo ku soo biiray tartanka loogu jiro kursiga degmadda 6-aad ee magaaladda Minneapolis Abdikadir “AK” Hassan ayaa noqonaya qofkii shanaad ee isku soo sharaxa...
Jamal Osman ayaa shaaciyay in uu yahay musharax u taagan doorashadda kursiga degmadda 6-aad ee magaaladda Minneapolis oo ah kursigii uu gudoomiye Abdi Warsame iska casilay...
Cabdi Warsame oo kamid ahaa madaxda magaaladda Minneapolis, gaar ahaan golaha gudoonka Minneapolis ayaa maanta oo Isniin ah iska casilay jagadii iyo kursigii loo doortay labadda...
Abdirizak Bihi ayaa ku dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan kursi degmadda 6-aad ee Ward 6. Cabdi Warsame oo hayey kursiga iyo xilka Gudoomiyaha degmadda...
Joshua Scheunemann oo shaaciyay in uu yahay musharax u taagan kursiga degmadda 6-aad ee Minneapolis Joshua Scheunemann ayaa u sheegay wargeyska Tusmotimes in uu yahay musharax...
April 21, 2020 (MINNEAPOLIS) On Sunday, April 19, 2020 Officers from the Minneapolis Police Department received numerous 911 calls reference someone needing help in the area...
Waxay maalintii Khamiista December 26, 2019 Siciid Saalax iyo Soomaalidaba u ahayd maalin farxad leh. Agaasime, professor, macalin, abwaan Siciid Axmed Saalax ayaa helay filimkii uu...
The Minneapolis International Festival will celebrate the different cultures in the city of Minneapolis and the surrounding areas with music, dance, art, learning and culture spaces,...
Magaalada Lodon ee dalka Ingiriiska ayaa caawa waxaa ka dhacay weerar sababay dhimasho iyo dhaawac dhowr qof ah ka dib markii nin ku hubaysnaa toorey uu...