Warshada Ilays ee ku taalada Magaalada Burco ayaa maanta markii ugu horaysay ka soo dejisay wax soosaarkeeda Dekeda Magaalada Muqdisho. Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha Maxamed Cabdi...
Iyadoo wali uu taagan yahay qorshihii ahaa ka bixi taanka Ciidamada Amisom dalka Soomaaliya gaar ahaan Ciidamada ka socda dalka Burundi qayb ka mid ah in...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi iyo wafdigiisa oo maalmahanba ku sugnaa dalka Burundi ayaa soo gaba gabeeyey howlihii shaqo ee ay u tageen dalkaas iyagoo kulamo...
Wargayska Tusmotimes Xafiiska Muqdisho ayaa helay xog ku aadan in Magaalada Addis ee Caasimada Dalka Itoobiya uu ka qabsoomi doono kulan xasaasi ah kaas oo u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Dalka Burundi nkurunziza ayaa xalay ilaa maanta kulan kulahaa Magaalada Bujumbura ee Caasimadda dalka Burundi ka dib...
Ganacsatada Qaadka ee Soomaaliya ee Qaadka Miirowga Kala imaanjiray dalka Kenya ayaa maanta ku dhawaaqday in ay hakiyeen soo dhoofinta Qaadka ee Kenya ka dib Khilaafka...
Shirkan ayaa waxaa uu maanta uu ka furmay Magaalada Muqdisho waxaana la sheegay in ujeedkiisa uu yahay arrimaha dib uheshiisiinta Soomaaliya Waxaana intaas lagu daray in...
Shirkada sahminta Shidaal baarista Soomaaliya ee laga leeyahay dalka Norway ee Spectrum ayaa maanta soo saartay War-Saxaafadeed ay kaga hadlayso arrimaha Khilaafka Soomaaliya iyo Kenya. Shirkada...
Wararka ka imaanaya Degmadda Afgooye ayaa sheegaya in lagu dilay mid ka mid ah mas,uuliyiinta Degmadda Afgooye ee Shabeelada Hoose. Shaqsiga la dilay ayaa Wararka qaar...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah Hogaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir iyo Hogaamiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka ee UPD ee mucaaradka ah Xasan Sheekh Maxamuud...