Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur ayaa waxaa uu ka hadlay warqadaha lagu daadiyey Facebook ee lagu sheegay in dowladda Soomaaliya xiriirkii ujartay Kenya. Agaasimaha ayaa wuxuu sheegay...
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa wali ka socda shir looga aransanayo go,aankii dowladda Kenya ay ka qaadatay Soomaaliya ee ku saabsan Safiirkii Soomaaliya ee Kenya oo lagu...
Abshir Cumar Cabdulaahi Gudoomiyaha Maxkamadda racfaanka Gobolka Banaadir ayaa digniin udiray shaqsiyaadka cadaaladda udoonta baraha bulshada iyadoo Kiisaskooda ay gacanta ku hayaan Maxkamadaha Qaranka. Wuxuuna ugu...
Wasiirka war faafinta Maamulka Soomaaliland Cabdiraxmaan Cabdulaahi Faarax Guri barwaaqo ayaa jawaab adag ka bixiyey hadalkii shalay ka soo yeeray Gudoomiyaha gudiga hanti soo celinta Qaranka...
Wararka hadda ku soo dhacaya Xafiiska wararka ee Tusmotimes ee Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Soomaaliya uu ka socdo kulan looga baaraan degayo...
Mahdi Maxamed Guuleed Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi uu hor kacayo ayaa maanta gaaray dalka Sucudiga waxaana la sheegayaa wafdigan ka socda dowladda...
Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu soo gaba gabeeyey shirkii Muqdisho ay ku lahaayeen Saraakiisha Ciidamada Midowga Africa ee Amisom isla markaana ay kaga aransanayeen faaruqinta...
Sida uu maanta daabacay Wargeyska The Nation ee Kenya ka soo baxa dalka Kenya ayaa sheegay in Dowladda Kenya ay ku amartay danjiraha Soomaaliya u joogay...
Maamulka dagamada Xamar-jajab ayaa maanta degmadaas ka bilaabay Ololaha Barnaamijka Isxilqaan oo lagu nadiifinayo qashinka farahabadan ee yaala wadooyinka xaafadaha Degmada Xamar-jajab gaar ahaan Waddooyinka xaafadaha...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Maxamed Deni ayaa maanta hor geeyey Golaha Baarlamanka Maamulka Puntland golihii Wasiirada ee uu dhawaan soo magacaabay. Golaha Baarlamanka ayaa dood...