Gudiga hanti Qaran soo celinta Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa shirkooda kaga dooday qaabka ugu fudud ee hantida Qaran ee maqan gacanta...
Dowladaha Itoobiya iyo Jabuuti ayaa maanta waxay kala saxiixdeen heshiis ku saabsan dhuumaha gaaska dabiiciga ah,heshiiskaas oo qeexaya dhul baaxadiisa ay dhantahay 760 km ilaa deegaanada...
Wariye Maxamed Ibraahim Biibaaye oo ka tirsan TVGA iyo Radio Muqdisho ee ku dhaawacmay qaraxii dhawaan ka dhacay Degmada Xamarweyne ayaa maanta waxaa lagu sameeyey qalliinkii...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo maalmahanba ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta soo saaray War-Saxaafadeed uu kaga hadlayo arrimaha dhulka Degmada Gaalkacyo. Sidan...
Dilkii caawa loogaystay Fardowso Abuukar Maxamed ee ka dhacay Degmada Yaaqshid ayaa waxaa ka soo kordhay warkale oo cusub,wuxuuna sheegayaa Warkaas cusub in dilka gabadhan uu...
Warar isasoo tarayey xalay ilaa maanta ayaa tibaaxayey in weerar Madaafiic ah lagu qaaday xalay Salshiga Ciidanka Maraykanka ay ku leeyihiin Soomaaliya ee ku yaala Gobolka...
Siid Cali Maxamed Ibraahim oo ah Gudoomiyaha Hay,adda ACORDO oo waraysi siiyey Wargayska Tusmotimes xafiiska Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay shirkii dhawaan lagu soo...
Shirkadda laga leeyahay dalka isutaga imaaraadka Carabta ee DP World ayaa maanta sheegtay in ay kordhinayso lacagaha ay ka qaado Alaabaha kasoo dega dekedda Berbera ayna...
War maanta ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa waxaa lagu sheegayaa in Sanduuqa Nabadda Soomaaliya ay ku bixinayaan lacag aad farabadan ka dib go,aan ka soo...
Caawa maqribkii ka dib ayaa waxaa uu dil ka dhacay Degmada Yaaqshid ee Muqdisho waxaana Wararka ay sheegayaan in dablay hubaysan xaafad ka mid ah Degmada...