Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa ka baaraandegaya magacaabista Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaas shaqsiga uu u magacaabi lahaa ku xigeenkiisa. Lafta Gareen...
Xasan Cali Khayre Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo xiray Shirkii uga socday Magaalada Muqdisho Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya ee dib u,eegista arrimaha Dastuurka ku saabsanaa....
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa markale isku shaandheyey Golahiisa Wasiirada ka dib booq ka dhacday Wasiiradii dhowaan uu magacaabay. Wasiiradan oo ubadan Xildhibaanada Maamulkaas...
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo maanta ka qayb galay kulan looga doodayey arrimaha garsoorka kana dhacay Magaalada Muqdisho ayaa markii uga horeysay soo...
Magaalada London ee Dalka UK ayaa maanta si rasmi ah uga furmay shirkii shidaal baarista Soomaaliya oo maal mahaanba qaban qaabadiisa halkaas ka socotay. Shirkaan oo...
Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegaya in deegaankaas lagu dilay xalay Xubno sarsare oo Al shabaab ah ka dib duqeyn...
Xildhibaan Cabdulaahi Goodax Barre Wasiirka waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir ka dhagax dhigay Dugsiga Hoose,dhexe iyo sare ee Howlwadaag. Wasiir Goodax...
War-Saxaafadeed caawa ka soo baxay Gudiga Khayraadka Qaranka,Kaabiyaasha dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Baarlamanka aqalka sare ee federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in ay ka soo...
Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed iyo Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa kulan qaatay saacado dhower ah ku dhexmaray...
Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta Xafiiskiisa xaflad kooban oo sagootin ah ugu sameeyey Safiirkii ingiriiska Soomaaliya ufadhiyey danjire David Concar oo muddo...