Wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdiqani Bashiir Xuseen ayaa barta uu ku leeyahay Facebook-ga soo dhigay warqad fariin ah iyo sawir ku lifaaqan oo uu ku...
Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa dhowaan magacaabay qaar ka mid ah Golahiisa Wasiirada oo ka kooban 10 Wasiir. War uu si...
War-Saxaafadeed maanta ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in si KMG ah loo hakiyey qaabilaadii iyo booqashooyinkii Madaxweynaha Maamulkaas Siciid Cabdulaai Deni...
Abaanduulahii Ciidanka xoogga Dalka qeybta 12April Jannaaral Abdisalan Sheekh Adan Kurjoow ayaa galabta ku dhintay qarax ka dhacay deegaanka Ceel dhanaane ee Gobolka Shabeelada Hoose. Abaanduulahan...
Bogga Twitter-ka ay ku leeyihiin Ciidamada nabad ilaalinta Soomaaliya ee Amisom ayaa maanta waxaa lagu daabacay War dhiirigelinaya dhalinyarada Soomaaliyeed kaasoo ah in dhalinyarada Soomaliyeed laga...
Hooyadan ayaa waxaa lagu magacaabaa Ayaan Cabdinaasir Maxamed waxayna Macalimad ka tahay Iskuul ku yaala Degmadda Burtinle ee Maamulka Puntland. Ayaan Cabdinaasir Maxamed ayaa macalinnimada ka...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Maxamed Deni oo shir saxaafadeed ku qabtay xafiiskiisa Garowe ayaa waxaa uu ka hadlay dilkii maanta Magaalada Boosaaso loogu gaystay Madaxii...
Madaxii shirkadda DPWORLD ee dekadda Boosaaso Paul Anthony Fermosa ayaa maanta kooxo hubaysan waxay ku dileen bartamaha Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ee Maamulka Puntland...
Koranel Cabdinuur Kadiye oo ka mid ahaa saraakiisha Ciidanka xoogga Dalka ayaa ka mid mid noqday dadkii ku geeriyooday qaraxii maanta ka dhacay Maqaayada ka soo...
Weerarkii qaraxa loo adeegsaday ee ka dhacay Maqaayad ku taala Degmada Xamar weyne ayaa waxaa ku dhaawacmay Wariye Maxamed Ibraahim Biibaawe oo ka mid ah Wariyaasha...