Qaraxii maanta barqadii ka dhacay ka soo hor jeedka Muqdisho Mall ayaa waxaa lala beegsaday Maqaayad ku taala ka soo hor jeedka Xarunta Ganacsiga ee Muqdisho...
Qaraxan ayaa waxaa uu ka dhacay xarunta Muqdisho Mall ee ku taala degmada Xamar-weyne ee Magaalada Muqdisho. Gaari waxyaabo qarxa laga soo buuxiyey ayaa waxaa barqanimadii...
Waxaa sii xoogaystay dagaalka ka dhexeeya kooxaha Al shabaab iyo Daacishta Soomaaliya ee dhoorkii bilood ee la soo dhaafay hanjabaadyo hawada isumarinayey. Kooxaha ISIS iyo Al...
Xulka Kubadda Cagta ee dalka Qadar ayaa caawa si layaab leh uga guuleestay Koobka Asian Cup, kadib markii guul daro xanuun badan dhabarka u saariyeen xulka Japan...
Dalka Hindiya ayaa galabta waxaa ku geeriyooday Allaha unaxariistee Abwaankii weynaa ee Soomaaliyeed Abwaan Cabdulaahi Xirsi oo loo yaqaanay Abwaan Baarleex ka dib xaalad Caafimaad oo...
Suuqa Bakaaraha ayaa caawa waxaa markale dab xoogan uu ka kacay qeybta Bacadlaha oo dodobaadyo ka hor sidaan oo kale dab uu,uga kacay. 4-dukaan ayaa ku...
Xasan Cariif Faraska Cad oo ah laacib hore ee Soomaaliyeed ayaa waxaa will uu dhalay waxaa uu wacdaro ka dhigay ciyaartii dhexmartay labada kooxood ee Qatar...
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda federaalka Soomaaliya Drs Fowsiya Abiikar Nuur ayaa maanta Dawooyin gaarsiisay Isbitaalka ku yaalla degaanka Gawaan ee Gobolka Mudug iyadoo bulshada halkaas kunool baahi...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta Magaalada Mhqdisho ka daah-furay Waaxda Xal u helidda Barakacayaasha ku dhibaataysan Gobolka Banaadir iyo...
War maanta ka soo baxay Waaxda arrimaha dibadda ee dowladda Britain ayaa waxaa lagu sheegay in ay la xiriireen Madaxda Dowladda federaalka Soomaaliya ka dibna ay...