Magaalada Caasimadda u,ah Maamulka Soomaalida itoobiya ee Soomaali State ee Jigjiga ayaa Wararka aan ka heleyno waxay sheegaan in hadda xoogaa xasilooni ah laga dareemayo kagadaal...
Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynihii hore ee Maamulka Soomaali State iyo 46 qof oo kale ayaa lagu eedeeyey kicinta shacabka Soomaali State iyo eedeymo kale ka dib...
Sargaal udhashay dalka itoobiya oo lagu magacaabo Lt.Gen. Tigabu Yilma Wondimhunegn ayaa maanta la wareegay xilka Taliyaha guud ee Ciidamada Midowga Africa ee Amisom ka dib markii...
Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta ka qayb galay kulan uu soo qaban qaabiyey Madaxa Xafiiska QM ee UNSOM Mas,uulka lagu...
Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegaya qarax caawa fiidkii ka dhacay bartamaha degmadaas uu keenay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray...
War maanta ka soo baxay Taliska Mareykanka ee qaaradda Africa ee Africom iyo Taliska Milatariga Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyn xalay ka dhacday Deegaanka...
dhowaan Magaalada LODON ee Dalka Britain ayaa waxaa ka dhici doona Shir balaaran oo looga hadlayo baarista Shidaalka Soomaaliya iyadoo ay ka qayb galayaan khubaro,Ganacsato,Madaxda Maamul...
Magaalada Jigjiga ayaa wali waxaa ka taagan rabshadihii ka bilowday Ganiisad ku taala deegaan xoogan fogaan ah ujira degmada Jigjiga ee Caasimadda DDS. Koox dhalinyaro Soomaali...
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho booqasho ku timid haweenayda lagumagacaabo Rosemary DiCarlo iyo Wafdi ay hogaaminayso,Rosemary DiCarlo ayaa waxay tahay ku xigeenka xog hayaha QM dhinaca Siyaasadda. haweenaydan...
Wararkii ugu dambeeyey Rabshadihii ka socday Magaalada Jigjiga ee caasimadda Maanulka Soomaali State ee maanta gelenkii hore soo bilowday ayaa sheegaya in markale ay isfara saareen...