Madaxda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si qabow oo dadban jawaab uga bixisay Warkii shalay ka soo yeeray Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ee ahaa in dalka...
Wasiirka arrimaha Gudaha ee Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan Satte ayaa maanta eed adag ujeediyey Gudiga doorashooyinka Qaranka ee Madaxbanaan isla markaana Gudoomiyaha...
Xaflad balaaran oo xalay Fiidkii ka dhacday Magaalada Stockholm ee dalka Sweden ayaa abaalmarinta biladda Guldbagge lagu guddoonsiiyey filim soo saaraha Axmed Cabdullaahi oo ah nin...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Maxamed Deni ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Qunsulka Cusub ee Dowladda federaalka Itoobiya dhowaan usoo magacawday Maamulka Puntland kaasoo lagu magacaabo...
Wararka intabadan lahadal hayo ayaa wuxuu yahay in maalinta beri ah Magaalada Muqdisho lafilayo in ay yimaadaan Wafdi ka socda QM isla markaana doonaya in Madaxda...
Ra’iisul wasaaraha Xuukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo shalay booqasho Rasmi,ah ku tagay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta kulan laqaatay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuuru...
Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta dib uga soo laabtay Magaalada Muqdisho kagadaal markii wafdi uu hogaaminayo Magaalada Garowe ee xarunta Gobolka Nugaal...
Magaalada jigjiga ee xarunta Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta qasan, waxaana ka dhacay iska hor imaad. Arintan ayaa timid ka dib markii ciidamada Amxaarada iyo...
Qarax loo adeegsaday gaari ayaa barqadii maanta ka dhacay ka soo hor jeedka Wasaaradda Batroolka iyo Teknoolijiyada ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ee ku taala degmada Boondheere....
Shirkii maalmahaanba ka socday Garowe una dhexeeyey Madaxweynaha Qaranka iyo Madaxda Maamulada Soomaaliya ayaa waxaa go,aan lagu gaaray in Garowe lagu qabto shir lagu dhamaystirayo heshiiskii...