Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta Teleefon udiray Madaxweynaha Dowladda Kenya Uhuru Kenyatta ka dib weerarkii dhimashada iyo dhaawaca lahaa ee ka dhacay...
Waxaa sii kordhaya dadkii ku dhintay weerarkii Al shabaab Taladadii la soo dhaafay ay ka fuliyeen Hotelka Dusit ee ku yaalla Degmada Westelands ee Caasimadda Dalka...
War maanta ka soo baxay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maamul Goboleedka Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa lagu sheegay in Cumar Faaruuq Cusmaan oo ah Shaqsi sheegtay...
Waxaa goordhow la soo gaba gabeeyey Bakhtiijinta Dabkii xoogganaa ee caawa Fiidkii ka kacay Xarunta Ganacsi oo udhow Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho. Xaruntan Dabka uu...
Dabkii caawa fiidkii ka kacay xarunta ganacsi ee ku dhow Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo waramayaa in uu xoogaystay isla markaana gaaray goobo...
Waxaa goordhow dab xooggan uu ka kacay goob Gancasi oo ku dhow Wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya unadhow Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho. Qiiqa dabkaas ee...
Dekada weyne ee Magaalada Muqdisho ayaa dhowaan waxaa ku soo xirtay Markab siday Gaadiidka nooca dagaalka ah ee Gaashaaman iyo Agab Ciidan. Munaasabad ay ka qeybgaleen...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb-galay xafladda caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta si adag uga Hadlay weerarkaas wuxuuna sheegay in 14 qof oo dhamaan ah Shacab ay ku dhinteen weerarkii Hotelka kuwo...
Madaxmed Cabdulaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa xalay soo xiray Kal fadhigii afaraad ee Golaha Baarlamanka Aqalka hoose ka dib munaasabad kulankaas lagu soo xirayey...