Gudoomiyaha Baarlamanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo qaar ka mid ah Golaha labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa galabta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta...
Kaamirooyinka sida qarsoodiga ah wax ku duuba ee CCTVga loo yaqaano ee ku xiran Hotelkii ay weerareen galabta Al shabaab ee lagu magacaabo Dusit ayaa duubay...
Weerarkii ismiidaaminta ahaa ee Al shabaab ay ku qaadeen galabta Hotelka Dusit ee ku yaala Degmada Westelands ee Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya isla markaana saacdo...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka Dalka Kenya fred Okengo Matiangi ayaa sheegay in Ciidamada ay soo afjareen howlgalkii ka socday gudaha hoteelka Dusit ka dib...
Sida goordhow Saxaafadda uu,u sheegay Afhayeenka Ciidanka Kenya Jannaral Joseph Boinnett ayaa waxaa lagu guulaystay in Dhismaha Hotelka Dusit qeybo badan ay ka saareen Ciidanka Kenya...
Koox hubaysan oo ka tirsan Al shabaab ayaa galabta weerar ay u adeegsadeen Gaari Qarax ah ku qaaday Hotelka Dusit ee ku yaalla Degmada Westelands ee...
Wararka wali ka imaanaya Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya ayaa sheegaya in wali Hotelka Dusit ee ku yaalla Degmada Westeland ee Magaalada Nairobi ay ka...
Waxaa galabta weerar loo adeegsaday Gaari wax yaabaha qarxa ay ka buuxaan lagu qaaday Hotelka Dusit oo ku yaalla Xaafadda Westelands ee Magaalada Nairobi. Qaraxa Gaariga ka...
Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee caasimadda Dalka Kenya ayaa sheegaya in Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay. Warku wuxuu sheegayaa in Xarun Ciidan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Mamaamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan maxamed ayaa maalinta beri ah uwada duuli doonaan Magaalada Baydhabo. Cabdicasiis Xasan...