Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed (Axmed Madoobe) oo maalmahaamba howlo shaqo Ciidan ujooga Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbalada hoose ayaa maanta Degmadaas shir kula qaatay Saraakiisha...
Golaha amaanka ee Umadaha midoobe ayaa maanta oo Arbaco ah War ka soo saaray Doorashadii xiisaha lahayd ee shalay ka dhacday Magaalada Garowe isla markaana Madaxweyne...
Saciid Cabdulaahi Maxamed (Saciid Dani)Madaxweynaha cusub ee Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta shaqadiisii ugu horaysay ka bilaabay la kulanka Saraakiisha Ciidamada Puntland noocayadooda kala...
Aabe ayaa Waqti dambe dib ugu soo laabtay Gurigiisa isaga oo aad u daalan,waxaa uu arkay wiilkiisa oo albaabka ku sugaya,salaan ka dib wiilkii waxa uu...
Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland waxaa maanta uu noqday Madaxweynaha 5-aad ee Hogaamin doona Puntland Shanta Sano ee soo socota. Saciid Cabdulaahi Maxamed (Saciid Dani) waxaa...
Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland ee Soomaaliya Saciid Cabdulaahi Maxamed (Saciid Dani) ayaa galabta soo saaray amar Deg-Deg ah oo ku saabsan in wax lacag ah...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa galabta Diyaarad ka raacay Garoonka Diyaaradaha aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Wafdigan ayaa waxay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo soo dhaweynba udiray Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdulaahi Maxamed Dani iyo Madaxweyne ku xugeenka cusub...
Golaha Wakiilada Maamulka Puntland ayaa Madaxweyne ku xigeenka Puntland udoortay Axmed Cilmi Cusmaan(Axmed Karaash) ka dib Tartankii loogalay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland ee ka dhacay...
Saciid Cabdulaahi Dani oo maanta ka guulaystay 20 kii Musharax ee uu tartanka lagalay ayaa khudbad kooban oo uu jeediyey ugu umahad celiyey Golaha Baarlamanka Maamulka...