Wareegii ugu dambeeyey ee tartanka Madaxweynaha ayaa waxaa ku tartamayey General Asad Cusmaan Cabdulaahi iyo Saciid Cabdulaahi Dani. Waxay kala heleen Codadka General Asad Wuxuu helay...
Waxaa hadda socota cod bixinta Baarlamanka Puntland oo ay u soo gudbeen labada Musharax ee soo gudabtay Wareega ugu dambeeya ayaa kala ah 1-General Asad Cusmaan...
Waxaa loo gudbay Codaynta wareega labaad ee Doorashada waxaana wareeggan usoo gudubtay Sedax Musharax oo kala ah 1-Saciid Cabdulaahi Dani 2-General Asad Cusmaan Cabdulaahi 3-Faarax Cali...
Wali waxaad nagala socotaan Wargayska Tusmotimes waxaan toos idiinkugu soo gudbinaynaa Doorashada Hogaanka Puntland Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland. Madaxweynihii muddada Shanta sano soo xukumayey...
Gudiga doorashada Puntland ayaa wada tirinta Codadka ay dhiibteen Golaha Wakiilada Puntland waxaana lagu gudajiraa tirinta Codadka Wareega kowaad. Waxaa wareegan kowaad ka gudbaya Musharaxiinta ugu...
Cod bixinta Baarlamanka Puntland ayaa toos uga bilaabatay Hoolka Baarlamanka Puntland ee maantan lagu dooranayo Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland. 66 Xubnood ee Baarkamankaas ayaa...
Xarunta Baarlamanka Puntland ayaa waxaa toos uga bilaabatay doorashada Madaxweynaha Shanaad ee Maamulka Puntland. Waxaa kulanka lagu dooranayo Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland ku sugan...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta fulisay Xukun dil toogasho ah oo lagu fuliyey labo shaqsi oo ku eedaysanaa Al shabaab-nimo iyo in horay...
Maalinta beri ah Magaalada Garowe waxaa ka qabsoomaya Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland iyadoo Xildhibaanada ay kala xulanayaan Musharaxiinta farahabadan ujeedkuna uu yahay...
Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa galabta Gudaha ugalay Hotel Makah Almukaramah ee Magaalada Muqdisho ka dibna xirxiray dhalinyaro Siminaar ugu socday Hotelka. Dhalinyaradaas oo tiradooda gaaraysa 40...