Kala iibsiga iyo Gorgortanka Codadka Xildhibaanada Maamulka Puntland ayaa Hal Saac gudaheesa waxaa kor ukacay qiimihii hore ee aan Wararkii hore idiin kuugu soo gudbinay ee...
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed (Axmed Madoobe) iyo Saraakiisha uga saraysa Ciidamada ku sugan Jubbada hoose ayaa maanta gaaray Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada hoose. Axmed...
Hay’adaha QM ee Xafiisyada ku leh Magaalada kana howlgala ayaa Warar isdaba joog ah ka soo saaraya Weerarkii lagu qaaday Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho islamar,ahaantaana...
Magaalada Garowe ee Maamulka Puntland laga soo bilaabo Habeenkii Khamiista waxaa si dar-dar leh uga socota kala shukaansiga ama Xod-xodashada iyo soo jiidashada Ololaha Musharaxiinta ee...
Sawirka riix ama taabo si aad toos ugu daawato Qudbadaha Musharixiinta u taagan hogaanka Puntland.
Magaalada Garowe ee Gobolka Nugaal ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa galabta lagu soo rogay Bandow soconaya ilaa Doorashada Madaxweynaha ay ka dhamaato. Taliyaha Amniga Doorashada Maamulka...
Musharaxiinta ukala Tartamaya Madaxweyne iyo ku xigeenka Maamulka Puntland ee tiradooda gaaraysa 32 Musharax ayaa maanta Barnaamij Siyaasadeed kooda ka hor jeediyey Baarlamanka cusub ee gaaraya...
War qoraal ah oo maanta ka soo baxay Xafiiska Taliska Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa lagu faafaahiyey Howlgal qorshaysan oo xalay Ciidamada...
Amar ka soo baxay Xafiiska UNSOM ee Muqdisho ay ku leeyihiin Shaqaalaha QM ayaa waxaa lafaray in ay iskiiga baxaan Magaalada Muqdisho oo ay iskuuga tagaan...
Xubnaha golaha amaanka ee QM ayaa muujiyey sida ay uga xun yihiin go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in Wakiilkii arrimaha Soomaaliya uqaabilsanaa Qaramada midoobe ninka...