Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta loogu deeqay Lacag Gaaraysa 54.3 Million oo Dollar ka dib markii sida la sheegay Madaxda hadda talada haysa Soomaaliya ay gaarsiiyeen...
Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta magacaabay Gudi ka kooban 7 Xubnood oo Xaqiiqo raadin ah. Gudiga uu magacaabay Lafta Gareen...
Gudiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland oo maanta lagu dhawaaqay ayaa Caawa soo saaray Jadwalka iyo habraaca Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku xigeenka...
Gudoomiyaha Baarlamanka Maamulka Puntland Cabdikaxiin Maxamed Axmed Dhoobo Daarood ayaa maanta magacaabay 7 Xubnood oo ah Gudiga doorashada Madaxweynaha Maamulka Puntland. Gudigan ayaa waxay ka mid...
Yuusuf Garaad Cumar Axmed Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya horayna u soo noqday Madaxa laanta Afka Soomaaliya ee BBC Soomaali ayaa waxaa uu ka hadlay...
War xalay ka soo baxay Wasaaradda Gaashandhiga Maraykanka ee Bantigon ayaa lagu sheegay in Ciidamada ka jooga Soomaaliya ay kala baxayaan sida ugu dhaqsiyaha badan. Warku...
Maalinta beri ah oo ku beegan January 4-01-2019 ayaa waxay ku aadan tahay Maalintii la,aqoonsaday qorista Farta ay isticmaalaan dadka Aragga,la Farta Dadka indhoolaha ah ama...
Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ah Musharax utaagan markale Madaxweynaha Maamulka Puntland,balse xafiiska siihaya inta Madaxweyne cusub oo Puntland ah laga dooranayo ayaa maanta soo saaray...
Waxaa galabta Koox ku hubaysan Bastoolado ay dileen Taliyihii Saldhiga Booliska Degmada Wardhiigley ee Gobolka Banaadir ka dib markii gaari uu saarnaa ay ku horgooyeen dablayda...
War Deg Deg ah oo iminka aan ka helnay dhinaca Qaramada Midoobe ayaa sheegaya in Xoghayaha Guud ee QM Antonio Gutrres uu ka xunyahay tilaabadii Dowladda...