Doorasho saaka ka dhacday Magaalada Garowe ee Maamulka Puntland ayaa waxaa lagu dooranayey Gudoomiyaha Baarlamanka Cusub ee Maamulka Puntland. Waxaa utartamayey xilka Gudoomiyaha Baarlamanka Maamulkaas labo...
Wakiilka Xoghayaha QM ee Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa Warbixin dheer ka hor jeediyay Shirka Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ay ku leeyihiin Magaalada New York...
Danjiraha Qaramada Midoobey u fadhiya Dowladda Federaalka Soomaaliya Abuukar Daahir Cusmaan ayaa maanta Golaha Ammaanka ee QM uga warbixiyey xaaladda Soomaaliya halka ay wax umarayaan Madaxda...
War-Saxaafadeed caawa ka soo baxay Gudoomiyaha Baarlamanka Aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa waxaa lagu sheegay in Golaha Aqalka sare uu joojiyey Wada shaqayntii...
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Baay ayaa sheegaya in duqeyn lagu dilay 10 ka mid ah Argagaxisada Al shabaab ka dib markii Diyaarad nooca duuliha lahayn...
Madaxweynaha Maamulka gooni-ugoosadka ah ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta laga shubay Dhiig ka dib markii Maamulkaas uu fahmay baahida loo qabo Kaydinta Dhiiga lagu...
Madaxweynaha Wali lacaleema saarin balse loo dhaariyey xilka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ka dib doorashadii Baydhabo ka dhacday 19-12-2018kii Cadicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta...
Wafdi ka socda Dalka Qadar,gaar ahaan Shirkadda Macdanta iyo Batroolka dalkaas oo shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa maanta heshiis Cusub oo Isfahan ah la saxiixday...
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan Deg Deg ah ka yeeshay arrimaha Soomaaliya iyo go,aankii Dowladda federaalka ee Soomaaliya ee Dalka looga Eryay Ergaygii QM...
Howlgal Ciidanka Kenya ay ka sameeyeen Saaka Aroortii hore Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa lagu dilay 7 Xubnood oo Argagixisada Al Shabaab ka tirsan sida lagu xusay...