Connect with us

Community

Ha’yadda African Community Services oo bilowday Olole ay bulshadda uga wacyigelinayso Ootisim-ka (Maangaar-ka)

Published

on

Minneapolis – Hay’adda African Community Services ayaa bilowday olole ay bulshadda uga wacyigelinayso Ootisim-ka. Hay’adda African Community Services ayaa bilowday Olole wacyigelin ah oo loogu magac daray MA OGTAHAY?, hayadda oo iskaashi iyo wado shaqayn la samaynaysa waalid, farshaxaniistayaal iyo gaar kamid ah warbaahinta gaarka u ah bulshadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Minnesota.

 Hay’adda African Community Services oo ah hay’ad bulshadda jaaliyaddaha kala duwan ee ka soo jeeda qaarada Africa u adeegta, xafiisna ku leh magaalada Minneapolis ayaa adeegyadda baddan ee ay bulshadda u qabtaan waxaa kamid ah adeega la xiira caafimaadka oo ay wacygelintu qayb weyn ka tahay. Haddaba maamulka iyo shaqaalaha hay’ada ayaa ahmiyad gaar ah iska saaray sidii ay u taageeri lahaayeen dhamaan baahida kala duwan ee ay qabaan waalidka iyo qaybaha kala duwan ee ay bulshaddu ka kooban tahay.

Ololaha wacyigelinta ah ee MA OGTAHAY? ayaa loogu tallo galay in si gaar ah loogu wacyigeliyo bulshadda Soomaaliyeed. Hay’adda ayaa samaysay boodhadh, fariimo si farshaxan ah lagu soo gudbinayo oo la xiriira MAANGAAR-KA (OOTISIM-KA). Ujeedadda ololahan wacyigelinta ah ayaa ah in bulshaddu ay ogaato xaqiiqda ubaddka ama dadka qaba Ootisimka-ka (Maangaar-ka) iyo weliba carqaladaha soo wajaha qoysaska leh ubad ku dhashay maangaar-nimadda.

Wargeyska Tusmo Times ayaa ka qayb-qaadan doona Ololahan wacygelinta ah waxaanan dhamaan bulshadda ku xiran Tusmo Times aan la wadaagi doonaa maqaalo, fariimo iyo weliba farshaxanka gaarka ah ee loo soo sameeyay ololahan MA OGTAHAY.

Continue Reading

Community

A Crescent of Hope: Minnesota Muslims Join Millions Worldwide in Welcoming Ramadan

Published

on

By

Minnesota — Muslims across Minnesota and around the world will begin the holy month of Ramadan on Wednesday, February 18, 2026, as millions prepare to observe a month of fasting, prayer, reflection, and community. The announcement follows confirmation by Saudi Arabia of the sighting of the crescent moon marking the start of Ramadan 1447 AH, a determination subsequently echoed by several other Muslim-majority countries, including Somalia.

For Muslims everywhere, Ramadan is a sacred period focused on spiritual renewal, heightened devotion, and acts of compassion. From early morning suhoor meals to sunset iftars, the month encourages believers to draw closer to God, support those in need, and strengthen bonds with family and community.

In Minnesota — home to one of the largest Somali-American communities in the United States — the arrival of Ramadan holds particular significance. Local Muslims say this year’s observance comes at a moment marked by heightened concerns over immigration enforcement and an increasingly charged political climate.

“Ramadan arrives today, reminding us to be grateful for what we have, mindful of those with less, and committed to serving others—values Minnesotans, especially Minneapolis residents, have lived these past months as neighbors cared for one another, protected our streets, and kept children safe.’,” said Abdul Abdi, Minneapolis School Board Director “but many families in our community are feeling anxious due to ongoing immigration enforcement actions and rhetoric that affects our schools, businesses, and places of worship.”

Despite these challenges, Minnesota Muslims are approaching the month with resolve and optimism. Religious leaders emphasize that Ramadan’s message of peace, forgiveness, charity, and community service offers comfort and strength during times of uncertainty. Mosques and community centers across the state are preparing nightly prayers (taraweeh), food drives, and interfaith events to support neighbors of all backgrounds.

“This Ramadan in Minnesota arrives after a season of fear, loss and the shattering of any illusion that safety is guaranteed. The recent surge targeted our communities disrupting our lives, separating families and devastating many of our small businesses. We come to Ramadan carrying grief, exhaustion and unanswered questions.

Even in the middle of all this uncertainty, we will break fast together. We will come together in prayer, and we will give what we can. We will hold tightly to our dignity and refuse to let humanity be taken. This Ramadan, our worship will be our resistance, and community will remain our greatest strength.,” explained Malika Dahir, Executive Director of Reviving Sisterhood.

Community organizers are also reminding residents that charitable efforts are at the heart of the month — from providing meals for the hungry to supporting families facing hardship. Many local mosques are coordinating iftar dinners and volunteer opportunities, inviting people of all faiths to share in the spirit of Ramadan.

Continue Reading

Community

Khadka Caawinta Qaxootiga iyo Soo Galootiga: Wac maanta si aad u hesho macluumaad iyo ilo xogo

Published

on

By

 Khadka Gargaarka Qaxootiga iyo Soo Galootiga ee Waaxda Adeegyada Dadweynaha ee Minnesota wuxuu isku xiraa dadka Minnesotan ee cusub iyo macluumaadka maxalliga ah, ilaha iyo adeegyada bulshooyinka gobolka oo dhan. Adeegga Xafiiska Barnaamijyada Dib u Dejinta ee DHS wuxuu diyaar u yahay dadka cusub ee Minnesota, ururada bulshada, shaqaalaha degmada iyo Qabiilka Hindida Mareykanka — iyo qof kasta oo su’aal qaba.

Wac 1-800-814-4806 ama u dir iimayl DHS.RPO.Helpline@state.mn.us maanta si aad ula hadasho qof ku hago!

Waxaan halkan u joognaa inaan ku caawinno

Khadka caawinta ee dadka ku hagayo waxay qaddarin siiyaan asturnaanta wicitaannada oo waxayna bixiyaan hagitaan ay dadku ku kalsoonaan karaan. Dadka ku hagayo ayaa kaa caawin kara:

  • Inay ku xiraan dadka ilaha iyo macluumaadka ku saabsan helitaanka shaqooyinka, gargaarka cuntada, caymiska caafimaadka, gargaarka guryaha, gargaarka sharciga ah, fasallada Ingiriisiga iyo in kaloo badan.
  • Inay kuu gudbiyaan Adeegyada Shabakadda Dib u Dejinta ee loogu talagalay dadka leh ilaalinta ku aaddan bini’aadamnimada.
  • Inay ka jawaabaan su’aal kasta ee ku soo dhacda maskaxda qofka soo waco khadka – ama inay kaa caawiyaan si aad u ogaato meesha laga billaabo tallaabada koowaad. Dadka ku hagaya ayaa bixiya taageero joogto ah iyo dabagal ku aaddan haddii aan su’aalaha wacaha si deg deg ah loo xallin.

Dadka ku hagaya ayaa horey uga caawiyay dad soo wacay wax walba laga soo billaabo helitaanka goobaha lagu bixiyo cuntada ee u dhow, isu diiwaangelinta fasallada kulliyadda, u helitaanka guri lagu hayo bisad inta uu milkiilahii bisadda ku jiray isbitaalka.

Adeegyada waxaa lagu heli karaa luqado badan

Dadka ku hagayo ayaa diyaar u ah inay ka jawaabaan su’aalaha iyagoo ku hadlayo:

  • English
  • Ruush
  • Spanish
  • Yukreeniyaan

Turjumaanno ku hadla in ka badan 240 luqadood ayaa sidoo kale la heli karaa. Dadka soo waco waxay sheegi karaan luuqaddooda ay doorbidayaan, qofka hagayana wuxuu Khadka Luuqadda soo gelin doonaa qof turjubaan ah.

Bogagga internedka ee leh Khadka Caawinta

Continue Reading

Community

Tibyan Center Hosts Successful Iftar Dinner at New Facility in Saint Anthony

Published

on

By

SAINT ANTHONY – Tibyan Center recently hosted a memorable Iftar dinner at its newly acquired facility in Saint Anthony, Minnesota. The center, renowned for its dedication to Quranic studies and memorization, has gained recognition both locally and internationally. Its students have excelled in prestigious Quran competitions, a testament to the quality of instruction provided by the center.

Abdinasir, the esteemed director of Tibyan Center, is a well-respected Quranic scholar, and under his leadership, the center has earned a global reputation for excellence. The Iftar event, which saw over 150 attendees, included distinguished guests such as local Islamic scholars, business leaders, elected officials, and students. Several speakers shared their thoughts and experiences, further highlighting the center’s impact.

The evening was a resounding success, and the center is currently fundraising to support the ongoing development of its new building. Tibyan Center’s commitment to its mission and community continues to inspire and attract support, ensuring a bright future for its students and the broader Islamic community.

Continue Reading

Trending