Wasiirka arrimaha Gudaha ee Maamulka Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish ayaa maanta Maamul cusub umagacaabay Degmada Afmadow ee Jubbada hoose. Wareegto maanta ka soo baxday Xafiiska Wasiir...
Sida maanta ay baahisay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Sonna ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada Kumandoska Soomaaliya ee Danab oo taageero Diyaaradeed ka helaya Ciidamada Maraykanka...
Warbixintan ee uu diyaariyey Aqoon yahay Yaxye Caamir kana diyaariyey marxalada Siyaasadeed ee Soomaaliya haatan ay marayso ayaa waxaa uu ku tusaaleeyey Sheeko dhexmartay nin iyo...
Wararka intabadan la,isla dhexmarayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin Ajanabi ah loo magacaabi doono Gudoomiyaha Bandhiga dhexe ee Soomaaliya ninkaas oo u dhashay Dalka Britain...
Axmed Maxamed (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo maalmahaanba Ku sugan Degmada Afmadow ee Jubbalada hoose ayaa maanta u kuurgalay goobaha Wax barashada Degmadaas ku yaalla...