Health
Vaping: Waxa ay tahay in ay waalidku ka ogaadaan

Waxaa maalinba maalinta ka dambeysa soo kordhaya dhallinyarada isticmaalaysa maandooriyaha Vaping-ka oo ah sigaar elektaroonik ah ama sigaarka loo yaqaano (e-sigaar). Sigaarkan oo ay dhallinyaradau isticmaalaan ayaa ah mid la dhuuqo oo qiiqa ka baxana uuna lahayn wax ur ah sida sigaarka caadiga ah oo kale.
Waalidka ayaa haddaba ubadkooda kala hadli kara, wargelin karana halista ay isticmaalka maandooriyaha vaping-ka ah leedahay. Waalidka ayaa marka ay iyagu bartaan halista caafimaad ahaan ee la xiriirta isticmaalka vaping-ka, carruurtooda iyo dhallinyaradda la wadaagi kara, ka wacyi-gelin kara, una sheegi kara:
- Sida ugu haboon ee carruurta loogala hadlo khatarta caafimaad ee vaping-ku sababo
- Sida loo ogaado in ilmahaagu ay dhuuqaan, isticmaalaan vaping-ka.
- Sida loo caawimo dhallinyradda isticmaala vaping-ka.
Sidee U Shaqeeyaa Vaping-ka?
Sigaarka elektaroonigga ah “vaping-ka” ayaa kululeysa dareerayaal ka kooban nikotiin ama xashiishad, kaddibna waxay noqdaan uumi, kaas oo la nuugo. Dareeraha (oo loo yaqaan “vape juice”) waxaa inta baddan ku jira oo ay ka kooban yihiin nikotiin ama xashiishad lagu shubo oo sidii saliid oo kale ah. Intooda baddan waxaa loogu tallo galay in mudo kooban la isticmaalo, kaddibna la tuuro.
Waa maxay Khatarta Caafimaad ee isticmaalka Vaping-ka?
Khatarta caafimaad ee isticmaalka Vaping-ka waxaa ka mid ah:
- Qabatinka: sigaarka E-sigaarka ah waxaa ku jira nikotiin, iyo daroogoyiin kale oo aad u qabatimo baddan, mar haddii uu qofku la qabsaddana ay adag tahay sida uu iskaga joojiyo. Qofkuna uma baahna in uu maalin kasta dhuuqo ama cabo vaping-ka si uu u qabatimo, wax ku filan dhowr jeer oo uu qofku isticmaalo maandooriyahan.
- Walaaca iyo niyad-jab: Nikotiinka ku jira vaping-ka ayaa ka sii dara welwelka iyo niyad-jabka uu qofku qabo. Waxa kale oo ay saamaysaa xusuusta, feejignaanta, is-xakamaynta, iyo dareenka, gaar ahaan maskaxda soo koraysa.
- Noqoshadda qof sigaar cabbista caadeysta: Dadka da’da yar ee sigaar Vaping-ga ama E-sigaarka cabba waxay u badan yihiin in ay bilaabaan sigaarka caadiga ah (tubaakada) waxaana laga yaabaa oo ay u baddan tahay in ay yeeshaan balwado kale mustaqbalka.
- Dhibaatooyin la xiriira hurdada, iyo hurdo xumo.
- Kiimikooyinka kansarka sababa oo laga yaabo in ay qofka isticmaala E-sigaarka iyo vaping-ka soo gaaraan.
- Iyo dhaawac soo gaara sambabadda oo caafimaadka qofka halis gelin kara.
Saamaynno kale oo caafimaad ayaa suurtagal ah oo uu Vaping-ku sababo oo aan weli la ogeyn. Isticmaalka Vaping-ka ayaa muddo kooban soconday, waaba maandooriye cusub, marka khatarteeda caafimaad lama wada yaqaan weli.
Sideed ku ogaan karaa in ilmahaagu uu istimcaalo Vaping-ka?
Calaamadaha isticmaala vaping-ka lagu garto waxaa ka mid ah:
- Arrimo caafimaad xumo cusub ah, sida qufac ama xiiq oo aad ku aragtid ilmahaaga.
- In aad aragto ilmahaaga oo wata sigaarka elektaroonigga ah, sida khada dheecaanka ah ee lagu daro, loona isticmaalo Vaping-ka ama walxo kale oo muuqaal ahaan aad ka shakiso.
- In aad ur cusub oo nooc kale ah oo ay sababeen (khada ama dheecaanka maandooriyaha ah ee ay ku jiraan nicotine iyo marijuana vaping-ka lagu daro) oo ka soo carfa dharka uu ilmahaagu xirto/xidhan yahay, ama marka ay neefsadaan iyagga oo ku la hadlaya ama ku ag fadhiya.
Maxaan Sameeyaa Haddi Ilmahaygu isticmaalo Vaping-ka?
Ilmahaagu waxa uu u baahan doonaa caawimad iyo taageero si uu iskaga joojiyo isticmaalka Vaping-ka. Isku day sidii aad u caawin lahayd, una heli lahaa dhiirigelin keenta sidii ilmahaagu u joojin lahaa isticmaalka vaking-ka. Waxaa laga yaabaa oo lagama maarmaan ah in aad in baddan la hadasho ilmahaaga:
- In aad mar walba la doonaysid in uu ilmahaagu noqdo qof caafimaad qaba, horumar dhankasta oo nolosha ahna gaara.
- Ku dadaal sidii uuna ilmahaagu u noqon qof la qabsadda ama joogteeya isticmaalka maandooriyaha si ayna balwad joogto ah ugu noqon.
- Isku day oo ku dadaal in aad ka ilaaliso ilmahaaga xayaysiisyada lagu bartilmaameedsado dhalinyaradda ee maandooriyayaasha xayeeysiiya.
Sidee Caruurtu iyo Dhallinyaradu u joojin karaan Vaping-ka?
Dhallinyarada doonaya in ay joojiyaan, waxaa caawin kara:
- Marka koobaad go’aanka waxaa iska leh iyaga, waxaana la rabaa in marka ay gaadhaan go’aan ay rabaan in ay iskaga joojiyaan isticmaalka vaping-ka ay meel ku qortaan wakhtiga ay rabaan in ay joojiyaan iyo sababta ay rabaan in ay iskaga joojiyaan. Tan ayaa u sahlaysa in ay marka ay damcaan in ay isticmaalaan vaping-ka ama ay xaraaradi qabato, in ay dib u eegaan sababta keentay in ay iska joojiyaan.
- Ka caawi ilmahaaga sidii u dooran lahaa maalin go’an oo ay rabaan in ay joojiyaan isticmaalka Vaping-ka. Maalinta ay doortaan in ay iska joojiyaan isticmaalka vaping-ka ha ku qortaan jadwalka si ay u xasuustaan, ha u sheegaan saaxiibadood, gaar ahaan kuwa taageeraya ee dhiirigelinaya, sidoo kale hala wadaagaan qoyskooda, si ay u garab istaagaan.
- Dadka qaarkiis waxaa u shaqeeya oo u sahla in ay iska joojiyaan isticmaalka vaping-ka calajinta xanjo aan sonkor lahayn ama nacnac.
- Tuur, kana ilaali dhamaan wixii la xiriira vaping-ka.
Qore:
Abdillahi Kahin
Program Manager (WellShare International)
Email: Abkahin@wellshareinternational.org
Health
City of Minneapolis Launches First NARCAN Vending Machine on the Northside

Minneapolis – In a groundbreaking effort to expand access to life-saving overdose intervention tools, the Minneapolis Health Department, in partnership with Hennepin County, has installed the first NARCAN vending machine in North Minneapolis. The machine is located at Fire Station 14, which also operates as the City’s Safe Station—a trusted and welcoming space for individuals seeking help with substance use and recovery.

The vending machine is stocked with more than 100 boxes of NARCAN, with each box containing two doses of the opioid overdose reversal medication. It is accessible 24/7 and available at no cost—no ID, insurance, or appointments required.
Fire Station 14 serves as more than just an emergency response hub—it’s a point of connection. Those who walk through its doors can access peer recovery specialists and a network of support services aimed at helping people take the next step in their recovery journey.
Support is here, and it’s closer than you think. By putting tools like NARCAN directly into the hands of community members, Minneapolis is taking a vital step toward building healthier, more resilient neighborhoods.
Watch the announcement: https://www.youtube.com/live/K6HeebdcXL0
Find resources: https://www.minneapolismn.gov/…/current-concerns/opioids/

Health
E. coli O157 infections linked to consumption of burgers from Twin Cities restaurants

Health officials are urging people to contact their health care provider if they ate a hamburger, especially if undercooked, at a table-service restaurant since Oct. 31 and then developed diarrhea, particularly bloody diarrhea, in the following week.
The Minnesota Department of Health (MDH) has identified 10 cases of E. coli O157 infection in people who had eaten burgers at multiple locations of Red Cow, a table-service restaurant chain with locations in Hennepin, Ramsey and Olmsted counties. One additional case reported dining at Hen House Eatery in Minneapolis, which received the same ground beef product suspected in this investigation. The ground beef product was also distributed to other establishments, so additional cases from other locations could be identified.
So far, cases have reported meal dates of Oct. 31 through Nov. 7, and illness onset dates range from Nov. 4 through Nov. 9. Cases range in age from 9 to 70 years. Two cases have been hospitalized. Additional potential cases are under investigation.
Red Cow and Hen House Eatery owners are fully cooperating with the investigation and have made multiple changes, including product changes, to prevent further illnesses. MDH is working with the Minnesota Department of Agriculture and multiple local environmental health agencies during this ongoing investigation.
Symptoms of illness caused by E. coli O157 typically include stomach cramps and diarrhea, often with bloody stools, but only a low-grade or no fever. People typically become ill two to five days after exposure, but this period can range from one to eight days. Most people recover in five to 10 days. However, about 5% of E. coli O157 infections lead to hemolytic uremic syndrome (HUS), a severe complication that involves acute kidney failure and other severe problems. Treatment with fluids can help prevent HUS, but E. coli O157 gastroenteritis should not be treated with antibiotics, which can increase the likelihood of HUS.
Anyone who believes they may have developed an E. coli O157 infection should contact their health care provider.
Approximately 100 cases of E. coli O157 infection are reported each year in Minnesota. More information on E. coli O157 and how to prevent it can be found on the MDH E. coli website.
-MDH-
Health
Effects of Tobacco on Mental Health

Background
Historical development of the conversations regarding mental health have not been progressing as rapidly as one would prefer. We have gained greater knowledge about mental illness over the last 20 years, and the majority of us now believe that therapy works. But there’s a growing societal perception that those with mental illness are unpredictable and dangerous.Studies have indicated that smoking exacerbates stress and anxiety. Smokers believe smoking lowers stress and anxiety because nicotine instantly relaxes them. This sensation is fleeting and is quickly followed by cravings and withdrawal symptoms. Furthermore, there is a great deal of stigma attached to drug addiction problems, and people often blame those who are ill for their habits. Many people are hesitant to seek treatment or disclose their disease in public due to these misconceptions and biases.
Understanding the Chemical Effect
Dopamine is released in the brain in response to stimulation by nicotine. Dopamine has a role in eliciting happy emotions. People with depression frequently have low levels of it, and as a result, they may smoke cigarettes to momentarily boost their dopamine levels. Smoking, however, causes the brain to turn off the process by which it produces dopamine, which eventually results in a decrease in supply and an increase in smoking.When trying to quit smoking, people with depression may find it very difficult and have more acute withdrawal symptoms. Never forget that if you want to stop, there is a ton of help available. You don’t have to experience it alone, though.
Coping and Seeking Help
Avoid isolating yourself. It’s possible that you’re reluctant to disclose your mental health condition to others. If your loved ones, friends, clergy, or neighbors are aware of your mental health condition, they can help you. Seek the empathy, understanding, and support you require from those you can trust. There is a misplaced stigma in the East African community when it comes to mental illness. However, this should not stop one from seeking the help they need.
Support from friends and family might make quitting smoking easier. Encourage your friends or cohabitants who smoke to quit smoking if you live with them. Even for people who have managed to abstain from smoking for more than a year, having a mental illness at the time of quitting increases the likelihood of relapsing into smoking. For the same reasons that others have mentioned (health and family), many smokers with mental illnesses wish to stop, but they may be more susceptible to relapse due to stress and other unpleasant emotions.
Article by WellShare International
-
Local News11 months ago
Governor Walz Announces Minnesota Ranked as a Top State for Business
-
Local News7 months ago
Celebrating Community: The Inaugural Samafal Gala at the Minnesota Somali Community Center
-
Community8 months ago
Youth Leader and Mentor: Mohamed Jama’s Fight for Change in Whittier
-
Local News2 months ago
Councilmember Osman’s Statement on Violence Interrupter Services in Cedar Riverside and Elliot Park
-
Local News7 months ago
Duqa magaaladda Minneapolis Jacob Frey ayaa qorsheynaya inuu mar kale isu soo taago doorashada Duqa Magaaladda
-
Health6 months ago
E. coli O157 infections linked to consumption of burgers from Twin Cities restaurants
-
Health8 months ago
Effects of Tobacco on Mental Health
-
Local News11 months ago
Secretary Simon Named President of the National Association of Secretaries of State