Waxaa maanta Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ku geeriyooday Xildhibaan Xasan Maxamed Axmed (Xasan Garaad) oo ka mid ahaa Golaha Baarlamanka Galmudug. Xildhibaan Xasan Garaad ayaa...
Waxaa goordhow la soo gaba gabeeyey Bakhtiijinta Dabkii Caawa ka kacay qayb ka mid ah Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ka dibna ku faafay qaybo ka...
Waxaa Suuqa weyn Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho isku gedaamay Ciidanka amaanka ee Gobolka Banaadir ka dib markii Caawa fiidkii Suuqaas qayb ka mid ah uu ka...
Dabkii gaystay Khasaaraha Maaliyadeed ee caawa ka kacay Suuqa Weyn ee Bakaaraha ayaa hadda waxaa lagu howlanyahay sidii loo daminlahaa. Dabkan oo ka soo bilowday Suuqa...
Waxaa soo xoogaystay Dabkii Caawa ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho wuxuuna ku fiday Bakhaaro horleh iyadoo uu soo baabi,iyey Bakhaaro iyo Carwooyin...