Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed (Axmed Madoobe) oo maalmahaamba howlo shaqo Ciidan ujooga Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbalada hoose ayaa maanta Degmadaas shir kula qaatay Saraakiisha...
Golaha amaanka ee Umadaha midoobe ayaa maanta oo Arbaco ah War ka soo saaray Doorashadii xiisaha lahayd ee shalay ka dhacday Magaalada Garowe isla markaana Madaxweyne...
Saciid Cabdulaahi Maxamed (Saciid Dani)Madaxweynaha cusub ee Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta shaqadiisii ugu horaysay ka bilaabay la kulanka Saraakiisha Ciidamada Puntland noocayadooda kala...
Waxaa magaalada St. Paul ee gobolka Minnesota lagu qabtay munaasabad aad u balaaran oo si rasmi ah loogu dhaariyay Xildhibaanada Hodan Hassan iyo Mohamud Noor. Munaasabaddan...
Aabe ayaa Waqti dambe dib ugu soo laabtay Gurigiisa isaga oo aad u daalan,waxaa uu arkay wiilkiisa oo albaabka ku sugaya,salaan ka dib wiilkii waxa uu...