Maalinta beri ah Magaalada Garowe waxaa ka qabsoomaya Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland iyadoo Xildhibaanada ay kala xulanayaan Musharaxiinta farahabadan ujeedkuna uu yahay...
Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa galabta Gudaha ugalay Hotel Makah Almukaramah ee Magaalada Muqdisho ka dibna xirxiray dhalinyaro Siminaar ugu socday Hotelka. Dhalinyaradaas oo tiradooda gaaraysa 40...
Kala iibsiga iyo Gorgortanka Codadka Xildhibaanada Maamulka Puntland ayaa Hal Saac gudaheesa waxaa kor ukacay qiimihii hore ee aan Wararkii hore idiin kuugu soo gudbinay ee...
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed (Axmed Madoobe) iyo Saraakiisha uga saraysa Ciidamada ku sugan Jubbada hoose ayaa maanta gaaray Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada hoose. Axmed...
Hay’adaha QM ee Xafiisyada ku leh Magaalada kana howlgala ayaa Warar isdaba joog ah ka soo saaraya Weerarkii lagu qaaday Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho islamar,ahaantaana...