Wararka Soomaalida6 years ago
Gudiga Doorashada Puntland oo ku dhawaaqay in ay dhamaatay Diiwaan Galinta Musharaxiinta
Gudiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland ayaa galabta shaaciyey in ay idlaatay waqtigii Diiwaan galinta Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland. Musharaxiinta...