Connect with us

Games

Wiil Soomaaliyeed oo bootinta sarre taariikh cusub ka dhigay

Yahya Madar oo ah will Soomaaliyeed  oo dhigta dugsiga sarre ee Mounds Park Academy ayaa taariikh cusub sameeyay maalintii Sabtida, kadib markii uu rikoor 38-sano jiray uu oo ah bootinta sarre uu sameeyay. Yahya Madar oo ah ciyaaryahay ku xeel dheer bootinta sarre ayaa isaga oo u tartamaya dugsiga saree ee Mounds Park Academy ciyaaraha […]

Published

on

Yahya Madar oo ah will Soomaaliyeed  oo dhigta dugsiga sarre ee Mounds Park Academy ayaa taariikh cusub sameeyay maalintii Sabtida, kadib markii uu rikoor 38-sano jiray uu oo ah bootinta sarre uu sameeyay.

Yahya Madar oo ah ciyaaryahay ku xeel dheer bootinta sarre ayaa isaga oo u tartamaya dugsiga saree ee Mounds Park Academy ciyaaraha bootinta saree ee heerka 1A maalintii Sabtida, June 8, 2019,  taariikh cusub ka dhigey kadbib markii uu booday 6 feet, 10 inch oo ah bootintii ugu dheerayd ee la boodo mudo 38-sanno ah.

Yahya Madar oo ku guulaystay kaalinta koobaad ee bootinta sarre, isaga oo jabiyay rikoor 38-sanno jiray.

“Kadib markii aan booday dhererka [6-10], waxaan bilaabay in aan farxad daraadeed la qeyliyo,” Yahya Madar ayaa sidaas yidhi.

Yahya Madar, oo sidoo kale ciyaara kubbadda kolayga ayaa bilaabay inuu tartamo ciyaaraha bootinta dheer sannadkii uu galay fasalka tobnaad ee dugsiga sarre, wuxuuna sannadkaas ka booday bootin dherarkeedu dhan yahay 6-2. Wuxuu sannadkii hore ka galay gobolka Minnesota kaalinta 4aad isagoo bootay bootin uu dherarkeedu dhan yahay 6-5, wuxuuna Yahya sheegay inuu mar uun ku guulaysan doono kaalinta koobaad ee bootinta sarre.

“Waan ku fikiray,” Waanan ogahay inaan jir ahaan iyo xirfad ahaanba boodi karo 6-8 iyo in ka sarreeysa, “ayuu yiri Yahya Madar.

Haddaba Yahya Madar ayaa guul u soo hoyey kooxda iyo dugsiga sarre ee uu ciyaaro, wuxuuna ku guulaystay kaalinta koobaad ee ciyaaraha bootinta sarre ee gobolka Minnesota, isaga oo jabiyay, lana sinmay rikoorka bootinta sarre oo mudo 38-sanno ah jiray.

Games

Somalia storm into African Boxing Championship Zone 3 final

Libreville, May 16, 2019 – Somalia has made a history to qualify for the final of the ongoing African Boxing Championship Zone 3. Somalian boxer, Adan Mohamed 75kg booked his place in the final of the tournament after beating his opponent Ndayize Jean (Burundi) in a hotly-contested fight in Libreville on Wednesday 15th of May. The second Somalian […]

Published

on

By

Libreville, May 16, 2019 – Somalia has made a history to qualify for the final of the ongoing African Boxing Championship Zone 3.

Somalian boxer, Adan Mohamed 75kg booked his place in the final of the tournament after beating his opponent Ndayize Jean (Burundi) in a hotly-contested fight in Libreville on Wednesday 15th of May.

The second Somalian flag carrier, Rashid Omar 64kg, has also qualified for the final after thrashing his rival Mengue Ayissi (Cameroon) in another big fight on Wednesday.

 

 

On Friday, Adan Mohamed (Somalia) will fight in the final against the winner of either Keuye Bernadette (Cameroon) or MalewuTekasala Jorbelle (Côte d’Ivoire), while Rashid Omar (Somalia) will face the winner of either Chaymae Raddie (Morocco) or Tabarkok Sounih (Algeria).

Somali Boxing Federation General Secretary, Abdirahman Ali Mire, who is with the team in Gabon, was very jubilant that Somalia has for the first time stormed into the final of this great African event.

“I am very proud that our men have now qualified for the final and I am confident that they can make it to win gold medals. We have reached this higher point without any governmental assistance. I hope Somali government will play its role in promoting the boxing game which is munch interested amongst Somali people” Mr Mire said.

By Shafi’i Mohyaddin Abokar

Continue Reading

Games

Somalia romp through to the semis of African Boxing Championship Zone 3

Libreville, May 14, 2019 – Somalia is one step closer to the finals of the African Boxing Championship zone 3 which is currently under way in Libreville, the capital of Gabon. Somalian boxers Rashid Omar, 64kg and Adan Mohamed 75kg are now through to the semi-finals of the competition after beating their rivals from Burundi […]

Published

on

By

Libreville, May 14, 2019 – Somalia is one step closer to the finals of the African Boxing Championship zone 3 which is currently under way in Libreville, the capital of Gabon.

Somalian boxers Rashid Omar, 64kg and Adan Mohamed 75kg are now through to the semi-finals of the competition after beating their rivals from Burundi and Algeria in big fights on Monday.

Boxer Rashid with his coach.

Somali Boxing Federation, General Secretary Abdirahman Ali Mire, who is accompanying the team said that the Somali flag carriers are now preparing for their semi-final clashes schedule for Wednesday 15th of May.

Rashid Omar (Somalia) will fight his Cameroonian counterpart, Mengue Ayissi, while Adan Mohamed (Somalia) will take on Ndayize Jean (Burundi)

Somalia boxers in their dressing room.

“Somali Boxing returned to the world platform only early last year after decades of absence and in this war-weary nation, we are still financially unstable, but thanks to the National Olympic Committee of Somalia for its commitment to the game” Somali Boxing Federation, General Secretary Abdirahman Ali Mire.

The boxing sport was axed in Somalia in 1976 when the then dictator Mohamed Siyad Barre banned the game and named it “unwanted” sport after a fighter was knocked down and vomited during a game.

Somali Boxing federation general secretary Abdirahman Ali Mire and Somalia boxer Rashid Omar

By Shafi’i Mohyaddin Abokar
Continue Reading

Games

Ciyaartoy la’la yahay isaga iyo diyaaradii uu saarnaa

Weeraryahanka iyo ciyaartoyga u ciyaara kooxda Cardiff ee Emiliano Sala ayaa la’la yahay. Waxaa hadda lagu gudo jiraa baadigoob deg deg ah oo lagu raadinayo ciyaartoygan iyo weliba diyaaradii uu saarnaa. Emiliano Sala oo ah ciyaartoy u dhashay wadanka Argentina ayaa maalintii shalay ahayd saxiixay heshiiskii ugu qaalisanaa ee ay abidd kooxda Cardiff la gasho […]

Published

on

By

Weeraryahanka iyo ciyaartoyga u ciyaara kooxda Cardiff ee Emiliano Sala ayaa la’la yahay. Waxaa hadda lagu gudo jiraa baadigoob deg deg ah oo lagu raadinayo ciyaartoygan iyo weliba diyaaradii uu saarnaa.

Emiliano Sala oo ah ciyaartoy u dhashay wadanka Argentina ayaa maalintii shalay ahayd saxiixay heshiiskii ugu qaalisanaa ee ay abidd kooxda Cardiff la gasho ciyaartoy.

Weeraryahanka reer Argentina ayaa u ciyaari jiray kooxda Faransiiska ee Nantes, wuxuuna maalintii Sabtida heshiis wada galay labadda kooxood ee Cardiff iyo Nantes, heshiiskan oo ay labadda koox ku kala gateen ciyaartoyga Emiliano Sala.

Haddaba ciyaartoyga la’layahay ee Emiliano Sala oo ah 28-jir ayaa u duulayey dalka Wales kadib markii uu soo maca-salaameeyay ciyaartooydii, tababarayaashii iyo dhamaan shaqaalihii kooxda Faransiiska ee Nantes ee laga gatay.

Waa sawirkii ugu dambeeyay ee uu Ciyaartoyga Sala soo dhigo bartiisa Twitter-ka markii uu koray diyaarada la’la yahay. Ciyaartoyga Sala waxaa la sawiran kooxda Faransiiska ee Nantes ee uu u ciyaari jiray.

Waxaa weli socda gurmadka deg dega ah ee lagu baadi goobayo ciyaartoygan iyo diyaaradii uu la socday. Dhamaan baraha bulshadda ayaa waxaa la soo dhigayaa fariimo iyo qoraalo loogu ducaynayo, lagu taageerayo ama lagu amaanayo ciyaartoygan la’layahay.

Garoonka kooxda Faransiiska ee Nantes ayaa waxaa la hordhigay ubaxyo iyo fariimo lagu taageerayo ciyaartoyga Sala.

 

Continue Reading

Trending